Jabhadda Xoreynta Oromada (OLA) ee dagaalka kula jirta ciidamada Itoobiya ayaa ballaarisay weerarrada ay ka geysanayaan gobolka ugu weyn dalkaas ee Oromia OLA ayaa tan...
Sida laga soo xigtay wargeyska The Times of Israel iyo telefishinka Channel 12, wuxuu isku dayayaa RW Netanyahu inuu tijaabiyo daacadnimada kooxaha ka tirsan dhaqdhaqaaqyada...
Mareykanka ayaa dhowr diyaaradood oo militari oo ay ku raran yihiin hub iyo saanad kale oo militari ka dejiyay Suuriya Hubkan ayaa la geynayaa saldhigyada...
Wasiirka Gaashaandhigga Somalia Cabdiqaadir Maxamed Nuur ayaa faahfaahin ka bixiyay socdaal uu ku marayo dalalka Soomaaliya ciidamadu ka joogaan iyo kuwa cusub ee lagu wado...
Dagaalyahanada Xisbullah ayaa markii u horreysay u adeegsaday weerar ka dhacay bartilmaameedyo ku yaalla magaalada Te aviv gantaalka ballistic-ga ee Fateh-110 Gantaalkan ayaa ah mid...
Raisul Wasaarihii hore ee Somalia Xassan Cali Khayre ayaa masuuliyad daro ku tilmaamay talaabada uu Madaxweyne Xassan Shiikh ku ogolaaday in dib loogu soo celiyo...