Qatar oo ka baxday dhexdhexaadintii Xamaas & Israel
Dawladda Qatar ayaa ka baxday dhexdhexaadinta wada-xaajoodyada lagu raadinayay heshiis xabbad-joojinta Qasa, iyadoo arrintaas ku wargelisay Xamaas iyo Israa’iil, sida ay ku warrantay wakaaladda wararka...