Taliye Diyano oo shir deg deg ah la qaatay Saraakiisha amniga
Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi, ayaa shir degdeg ah la yeeshay Taliyaha Qeybta Guud ee Booliiska Gobolka Baanadir Macalin Mahdi, dhammaan...