Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullahi, ayaa maanta shir guddoomiyay kulanka 19-aad ee kalfadhiga shanaad oo ay soo xaadireen...
Ilo-wareedyo diblomaasi oo Turkish ah ayaa Isniinta maanta ah ku gacan sayray warar sheegaya in Xamas ay xafiiskeeda siyaasadeed ay ka rartay dalka Qatar una...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Danjire Axmed Macallin Fiqi, ayaa si rasmi ah uga guddoomay warqadaha aqoonsiga Madaxa Cusub ee...