Ismaan dhaaf u dhexeeya Xildhibaanada Soomaaliyeed ee Ilhaan Cumar iyo maalqabeenka Trump ay saaxiibada dhow yihiin ee Elon Musk ayaa saacadihii u dambeeyey ka socday...
Wararka laga helayo buuraha Calmiskaad ee gobolka bari ayaa sheegaya in duqeymo cirka ah ay haatan ka socdaan goobo ay ku dhuumaaleysanayaan kooxda Daacish ee...
Ciidanka Difaaca Puntland ayaa maanta in ka badan 20 Ajaaniib ah ku dilay Buuraleyda Calmiskaat ee gobolka bari kuwaas oo sawiradooda lasoo bandhigay. Kooxdan ayaa...
Dawladda Maraykanka ayaa ku dhawaaqday in guud ahaanba la xirayo Hayadda USAID oo dalkaas u qaabilsanayd gargaarka Caalamiga ah iyo taakulaynta dadka baahan ee ku...