Wargeyska Israa’iil ee The Jerusalem Post iyo telefishinnada Israa’iil ee Channel 12 iyo N12 ayaa ku warramay inuu Trump doonayo Falastiiniyiinta uu ka masaafurinayo Qasa...
Warbaahinta Puntland oo telefishinka Puntland Tv uu ku jiro,waxay soo bandhigeen ku dhawaad 50 dagaallamayaal ajaaniib ah in Daacish looga dilay dagaal adag oo waqti...
Wasaarada amniga xukuumada federaalka Somalia ayaa war ka soo saartay dagaaladii saaka ka dhacay degmada Baardheere ee gobolka Gedo kuwaasoo dhexmaray ciidamada DF iyo kuwa...
Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Mudane Mustafa Duhulow ayaa xarunta dhexe ee HSJ ku qaabilay Safiirka Dowladda Sweden u fadhiya Soomaaliya, Danjire Joachim...
Madaxweynaha dalka Turkeyga ayaa ka soo horjeestay qorshaha Donald Trump ee ah in shacabka ku nool magaaladda Gaza ay iskaga ka baxaan ayna la wareegayaan...
Wasiirkii hore ee Arrimaha Gudaha dalka Suuriya Maxamed Shaacir ayaa isu soo dhiibay ciiddamada la wareegay talada dalkaas. Ninkan oo ka tirsanaa taliskii dhacay ee...