Xiisadda ganacsi ee u dhaxeysa Shiinaha iyo Mareykanka ayaa maanta maraysa heer culus kadib markii dowladda Shiinaha si rasmi ah u amartay dhammaan shirkadaha diyaaradaha...
Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid,” oo maalmo ka hor ku soo laabtay Muqdisho ayaa maanta hadal uu jeediyay ku sheegay in...
Madaxweynaha Maamulka goboleedka Koonfur galbeed Cabdicasiis Laftagareen, ayaa la hadlay Cutubyo ka Tirsan Ciidanka Daraawishta Dowladda Koonfur Galbeed ee ku sugan Furumaha laga ilaaliyo Amniga...
Maxkamad ku taalla Lima, caasimadda Peru, ayaa xukun xabsi ah oo dhan 15 sano ku riday madaxweynihii hore ee Peru, Ollanta Humala, iyo xaaskiisa, Nadine...
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Axmed Macallin Fiqi, ayaa si aad ah uga carooday qoraal uu qoray Siyaasiga reer Somaliland ee Feysal Cali Waraabe, kaasoo qoraalkiisa...