Ciidamada Difaaca Puntland oo in ka badan 60-cisho ku hawlan ka ciribtirka buuraha Calmiskaad kooxda Daacish ayaa maanta kala wareegey degaannada Curaar, Darar-madoobe iyo Buuraha...
Dowladda Suudaan ee ay taageerayaan militariga ayaa Khamiistii dib ugu yeertay safiirkeeda Kenya, iyada oo ka mudaaharaadaysa martigelinta Nairobi ee shirarka ay qabanayaan xoogagga mucaaradka...
Qaraxyo xiriir ah ayaa xalay lala beegsaday saddex bas oo la dhigay magaalada Tel aviv ee bartamaha Israa’iil kaasoo ay mas’uuliyiintu uga shakiyeen weerar mintidiin...