Hogaamiyaha mucaaradka Kenya, Raila Odinga ayaa shaaciyey in beri oo Talaado ah loo dhaarin doono xilka Madaxtinimada dalkaas, iyadoo Xiisad arintaas ka dhalatay ay ka...
Munaasabad xil wareejin ah ayaa ka bilaabatay caawa Xarunta aqalka dowlada hoose ee Muqdisho oo ku yaalla degmada Xamar-weyne ee gobolka Banaadir. Munaasabadan ayaa waxaa...
Qoraal ka soo baxay guddiga Anshaxa ee Baarlamaanka dowlad Goboleedka Jubballand ayaa waxaa lagu sheegay in xasaanadii laga qaaday Xildhibaan Axmed Cabdi Xasan oo ka...
Madaxii dhanka dhaqaala ururinta u qaabilsanaa xisbiga Jamhuuriga Maraykanka ee uu ka tirsan yahay madaxweyne Trump ayaa is casilay ka dib markii ay soo baxeen...
Jaamacadda Jobkey oo ka mid ah Jaamacadaha ka jira dalka Somalia ayaa xubin buuxda ka noqotay Ururka Midowga Jaamacadaha caalamka (International Union of Universities) oo...