Madaxweyne Farmaajo & Senator Jack Reed oo ku kulmay Garoonka Aadan cadde? (Daawo Sawirro)
Madaxweynaha dowlada Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa garoonka dayuuradaha Muqdisho kula kulmay Senator Jack Reed oo ka tirsan aqalka Senateka dowlada Maraykanka. Senatorkan oo laga...