RW Khayre oo booqday goob lagu xusuusto halgamayaasha waddanka Imaaraadka Carabta (Daawo Sawirro)
Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo booqasho ku jooga dalka Imaaraadka ayaa maamuus u sameeyay daljirayaasha dahsoon ama dadka u soo halgamay aasaaska dalkaasi....