Agaasime Koofi oo kormeeray Xafiiska bixinta Baasaboorada Safaarada Somalia ku leedahay Kenya (Daawo Sawirro)
Agaasimaha guud ee heyadda socdaalka iyo jinsiyadaha Somalia iyo saraakiil ka kala socotay xafiisyada hay’adda ayaa gaaray Magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Agaasimaha iyo wafdigiisa...