Xildhibaanada federaalka oo diyaarinaya Mooshin kale oo ka dhan ah heshiiska dekeda Berbera
Qaar ka mid ah Xildhibaanada Baarlamanka Somalia ayaa la sheegay inay wadaan Mooshin labaad oo ka dhan ah hashiiskii dekeda Magaalada Berbera. Heshiiskan oo maalmahan...