Gudoomiye Yariisow oo xalay saqdii dhexe kormeeray fariisimaha ciidamada ee Muqdisho (Daawo Sawirro)
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Eng. C/raxmaan Cumar Cismaan (Yariisow) oo uu wehliyo Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliya ayaa xalay saqdii dhexe kormeeray xarumaha iyo...