Hogaamiye caan ah oo loo ansixinayo inuu xilka hayo inta noloshiisa ka harsan
Xisbiga Shuuciga ah ee haya talada Shiinaha ayaa lagu wadaa inay maanta ansixiyaan isbadal lagu sameeyo dastuurkaa dalkaasi. Isbadalkani ayaa u ogolaanaya madaxwayne Xi Jingping...