Wasiirka arrimaha dibadda ee Kuuriyada Waqooyi ayaa ku sugan dalka Sweden isaga oo booqasho layaableh ku tagay halkaas, ka hor kulanka ay macquulka tahay in...
Puntland ayaa shaacisay qodobada looga hadlayo wejiga labaad ee shirka wada-tashiga madaxda Maamul goboleedyada ee lagu qabanayo dhowaan Magaalada Garoowe. War saxaafadeed ka soo baxay...
Xubnaha aqalka sare ee Baarlamanka Somalia ayaa qarka u saaran iney gebi ahaanba diidaan Xeerkii dalka looga mamnuucay shirkadda DP World kaasoo maalmo ka hor...