Xildhibaano ku dhow labo boqol oo isugu jiray kuwii mooshinka ka soo gudbiyey Guddoomiye Jawaari iyo Xildhibaano kale oo taageeray ayaa galabta kulan u muuqday...
Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Caasimadda Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa kala hadlay Ergeyga Gaarka ah ee dalka Talyaaniga u qaabilsan Afrika Mudane...
Norway ayaa soo bandhigtay Qowmiyadaha qaatay Baasaboorka dalkaasi ee noqday Norwijiyan. Dowlada ayaa sheegtay in 12,500 oo dad ah ay qaateen baasaboorka muwaadinimo sanadkii la...
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ka baaqday safar beri lagu waday in isaga iyo wafdi uu horkacayo ay ugu dhoofaan dalka Qadar sida ay...