Weerar nooc cusub ah oo lala beegsaday haweenka Nadaafada G/Banaadir qaarkood (Sawirro)
Haween ka shaqeynayay Nadaafada degmada Cabdicasiis ee magaalada Muqdisho ayaa lagu buufiyay wax loo maleynayo Sun. Weerarkan ayaa waxaa geystay rag watay Gaari noociisu ahaa...