Muran cusub oo ka dhashay xiliga loo qabtay fadhiga loogu codeynayo Mooshinka Jawaari (Akhriso)
Khilaaf ayaa ka dhashay qoraal maanta ka soo baxay guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee golaha shacabka Cabdiweli Muudey oo lagu mudeeyay xiliga laga doodayo mooshinka guddoomiyaha...