Muxuu Raisul Wasaare Khayre ku soo arkay xarunta Wasaaradda Caafimaadka? (Daawo Sawirro)
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa kormeer booqsho ah ku tagay Wasaaradda Caafimaadka, Waxaan xarunta Wadaaradda ku soo dhaweeyay Wasiir Caafimaadka Marwo Fowsiyo...