Xisbullah ayaa gantaallo ku dhufatay bartamaha magaalada Telaabiib, halkaa oo la aaminsanyahay inay tobannaan ruux ay wax yeelo ka soo gaartay, iyagoo goobta uu gantaalku...
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullahi, ayaa maanta shir guddoomiyay kulanka 19-aad ee kalfadhiga shanaad oo ay soo xaadireen...
Ilo-wareedyo diblomaasi oo Turkish ah ayaa Isniinta maanta ah ku gacan sayray warar sheegaya in Xamas ay xafiiskeeda siyaasadeed ay ka rartay dalka Qatar una...