Wasaaradda Gargaarka iyo maaraynta madiibooyinka dawladda Puntland waxay ka digaysaa siyaasadaynta arimaha Gargaarka taas oo sababi karta in lagu takrifasho oo la baalmaro shuruucda caalamiga...
Heshiiska taariikhiga ah ee ay Soomaaliya iyo Turkiga kala saxiixdeen ee sahminta iyo soo saarista shidaalka iyo gaaska ayaa si weyn u soo jiitay indhaha...
Ciidamada Puntland oo hawlgal ka sameeyay badda degaanka Bacaad ee gobolka Bari ayaa gacanta ku dhigay doonni siday haween iyo carruur u dhashay dalalka Suuriya,...
Sarkaal sare oo Falastiini ah ayaa sheegay in dhexdhexaadiyeyaasha Qatar iyo Masar ay soo jeediyeen Heshiis cusub oo lagu soo afjarayo dagaalka Qasa. Sida uu...