Olgan Bekar oo si diiran loogu soo dhoweeyey degmada Hobyo (Daawo Sawirro)
Safiirka Turkiga u jooga Soomaaliya Danjire Olgan Bekar ayaa maanta gaaray degmada Hobyo ee gobolka Mudug. Waxaa Safiirka halkaas ku soo dhoweeyay Madaxweyne kuxigeenka Galmudug...