Munaasabad kulansatay Shahaado bixin iyo Sagootin oo lagu qabtay Jaamacadda Benadir (Daawo Sawirro)
Maalintii Axadda 4ta March 2018, Maamulka Jaamacadda Benadir ayaa Magaalada Muqdisho xaflad ballaaran oo sagootin ah ugu qabtay Macalimiin marti u ahaa oo ka yimid...