Axmed Madoobe oo Madaxtooyada Kismaayo ku qaabilay wafdi uu horkacayey Mr. Fulgencio Garrido (Daawo Sawirro)
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa maanta waxaa uu Xarunta Madaxtooyada ee Magaalada Kismaayo ku qaabilay Madaxa Xafiiska Siyaasada iyo Warbaahinta...