Maxaa ka dhalan kara Jahwareerka Siyaasadeed ee ka dhex aloosan Baarlamanka Somalia?
Baarlamaanka 10-aad ee Federaalka Somalia ayaa lugaha la galay qalalaase siyaasadeed oo saameyn ku yeelan doona habsami u socodka howlaha iyo kulamada Golaha. Mooshinka kalsooni...