Dowlado ka tirsan caalamka oo si kulul uga hadlay qaraxii shalay ka dhacay Jidka Maka Al Mukarama
Dowladaha Sacuudiga, Imaaraadka Carabta iyo Britain ayaa siyaabo kala duwan uga hadlay qaraxii shalay ka dhacay magaalada Muqdisho Wasaaradda Arrimaha dibadda ee Boqortooyada Saudi Arabiya...