Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku guuleysatay in hannaan diblumaasiyadeed oo dadban ay dib ugu soo celiso dalka muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku xirnaa xabsiyo ku yaalla...
Dayuurado dagaal ayaa la soo sheegayaa iney caawa duqeeyeen gaadiid loo malaynayo iney la socdeen Saraakiil ka tirsan Al-Shabaab oo marayey meel u dhexeysa degmada...