Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump ayaa hadal uu goor dhow soo saaray wuxuu ku sheegay inuu maamulkiisa ka taageerri doono Soomaaliya , sidii loo ciribtiri lahaa...
Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo metela deegaan ahaan Somaliland ayaa si adag uga soo horjeestay ka-qaybgalka Madaxweynaha SSC-Khaatumo, Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali (Firdhiye), ee...
Musuqmaasuq xoogan ayaa ka taagan xafiiska laanta socdaalka iyo Jinsiyadaha DF ku leedahay garoonka Aadan Cabdulle ee Magaalada Muqdisho, iyadoo cabasho xoogan ay ka soo...