Qatar oo ah xulafada khaliijka ee Turkiga ayaa maanta qeyb ka ahayd dhoolatus ay diyaaradaha dagaalka ee Israa’iil, Giriiga, Mareykanka iyo Imaaraadka Carabta ku sameeyeen...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in iyadoo  kaashanaysa Taliska AFRICOM ee Ciidamada Mareykanka ay si wadajir ah u fuliyeen howlgal duqeyn ah oo ka dhan...
Diyaarada Salaam Air duulimaadkeedii maanta ee u socdey Magaalada Nairobi, Kenya ayaa rakaabkii diyaarada oo waqtigii ay bixi lahaayeen markii horeba laga daahiyay waxaa mar...
Xamaas oo ku gacan sayrtay hindiso ay soo jeedisay Israa’iil Faahfaahin cusub oo ku saabsan soo jeedinta Israa’iil ee wadaxaajoodyada heshiiska maxaabiista: Maalinta koowaad ee...
Madaxweynaha Burkina Faso ee Galbeedka Afrika waa Ibrahim Traore ayaa 50% u kordhiyey mushaarka shaqaalaha rayidka ah, si looga gudbo cabashada dhaqaale ka taagan dalkaasi....
Waxaa la arkaa Xuutiyiinta oo gantaallo hypersonic iyo ballistic-ga ah ku weerarraya Israa’iil, natiijaduse waxay noqotaa inan la soo warin waxa ay doonayaan dad badan...
Siyaasiyiin kale oo ay hoggaaminayaan Ra’iisul Wasaareyaashii hore Dr. Cabdiwali Maxamed Cali Gaas, Guddoomiyihii hore Golaha Shacabka Shariif Xasan Sheekh Aadan, oo labaduba hore usoo...