Mid ka mid ah Magaalooyinka waaweyn ee Somalia oo saaka loo doortay Maamul cusub (Sawirro)
Golaha degaanka Magaalada Garowe ee xarunta dowlad goboleedka Puntland ayaa oortay Gudoomiye cusub ka dib doorasho saaka lagu qabtay Magaalada Garowe. Waxaa doorashadan isku soo...