Qarax miino ayaa maanta ka dhacay gobolka xeebta ee dalka Kenya ee Lamu, kaasoo lala beegsaday baabuur ay leeyihiin ciidamada amniga dalkaas. Booliska ayaa sheegay...
Madaxweynihii hore ee dowlad degaanka Soomaalida Cabdi Maxamuud Cumar iyo xubno kale ayaa la soo taagay saaka Maxkamad ku taalla magaalada Addis ababa ee dalka...
Wakaaladda wararka Turkiga ee Anaadool ayaa warbixin ka qortay gabar Muslimad ah oo uu wareysi-shaqo ka ceyriyay ninkii ka qaadayay wareysiga oo ay ka diidday...
Maamulka cusub ee dowlad degaanka Soomaalida Itoobiya ayaa xabsiga dhigay Mauuliyiin kala duwan oo ka tirsanaa maamulkii hore ee degaanka. Xubnaha la xiray waxaa ka...
Madaxweyne Trump ayaa shirkadda Google ku eedeeyey in baaritaanno shirkadda lagu sameeyey ee xogtiisa ku saabsan ay yihiin kuwa aan wanaagsaneyn. Qoraal uu Madaxweyne Trump...
Madaxweynaha cusub ee dowlad degaanka Soomaalida Itoobiya Mustafe Omar Cagjar ayaa soo dhoweeyey talaabada maanta dowlada Itoobiya ay xabsiga ku dhigtay madaxweynihii isaga ka horeeyey...