Nadaafad ka bilaabatay Xaruntii degmada H/wadaag ee qaraxa lagu burburiyey (Daawo Sawirro)
Howlo nadaafadeed ayaa ka bilowday xarunta degmada Howlwadaag ee Magaalada Muqdisho oo shalay uu ka dhacay qarax ismiidaamin ah oo loo adeegsaday gaari waxyaabo qarxa...