Taliska Ciidamada Mareykanka ee qaaradda Afrika (AFRICOM) oo xalay warsaxaafadeed soo saaray ayaa shaaciyay in ay Sabtidii duqeymo kala duwan ka fuliyeen degaanno koonfur bari...
Madaxweynaha Somaliland, Mudane Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa kumanaan kun oo ka mid ah shacabka ku dhaqan caasimadda Somaliland ee Hargeysa kala qaybgalay tukashada...
Magaalada Muqdisho iyo inta badan gobolada dalka Somalia ayaa maanta si isku mid ah waxaa uga socda dabaaldegyo loo sameynayo munaasabada maalinta 1aad ee ciidul...
Waxaa sii kordhaya loolanka dhinaca awooda ah ee u dhexeeya masuuliyiinta sare ee Wasaarada arrimaha dibeda iyo Iskaashiga caalamiga ah ee Xukuumada Somalia. Wasiirka Arrimaha...
Somaliland ayaa ku dhawaaqday inay tahay beri maalinta koowaad ee Ciidul fitriga ka dib markii bisha shawal laga arkay degaano kala duwan Wasiirka awqaafta iyo...