Daawo Sawirro: Falastiiniyiin badan oo maanta la laayay Xili Safaarada Mareykanka Qudus laga furayayÂ
Ciidamada Yahuuda Israa’il ayaa maanta laayay Falastiiniyiin badan oo ka qeyb qaadanayay banaan baxyo looga soo horjeeday Safaarada dowlada Mareykanka maanta ka furaneysay magaalada Qudus....