Shirkadaha Isgaarsiinta dalka oo soo saaray War Saxaafadeed Xasaasi ah (Akhriso)
War Saxaafadeed maanta kasoo baxay qaar kamid ah Shirkadaha Isgaarsiinta dalka ayaa looga soo horjeestay habraacii loo maray xulashada xubnaha Hay`adda Isgaarsiinta Qaranka ku matalaya Qeybaha...