Author : admin
2406 Posts -
0 Comments
Magaalada Zwolle [Holland] oo martigalisay tartan kubadda cagta ah oo ay ka soo qeybgaleen 8 kooxood [SAWIRRO]
Magaalada Zwolle oo ka mid ah magaalooyinka ay dagan yihiin Jaaliyadaha Soomaalida Holland, ayaa maanta martigalisay tartan kubadda cagta ah kii ugu horreeyey oo ay...
Dadweyne billaabay inay lacagahooda kala baxaan shirkadaha Forex ee Muqdisho
Dadkii lacagaha dhigtay shirkadaha Forex ee magaalada Muqdisho ayaa qaarkood bilaabay inay lacagahooda ka qaataan shirkadaasi, kadib dhacdooyin dhowr ah oo cabsi xooggan abuuray. Xarumaha...
Xog ku aadan Sadexda Masuul ee Hogaamin doona Galmudug iyo Madaxda dowlada oo ka shiray (Magacyada)
Waxaa dhawaan la filayaa in magaalada Dhuusomareeb ee caasimada maamulka Galmudug looga dhawaaqo Xildhibaanada kamid noqonaya Baarlamaanka labaad ee Galmudug kuwaa oo iyana dooran doona...
Madaxweyne Erdogan oo ku hanjabay in uu xirayo Saldhigyo ciidan oo Mareykanka leeyahay
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa Axadda maanta ah ku hanjabay inuu albaabada u laabi doono laba saldhig oo militari oo Turkey-ga ku yaalla kuwaas...
Ciyaaryahan Caan ah oo u hiiliyay Muslimiin Dhibaato xoogan lagu hayo oo arintooda aan..
Laacibka Muslimka ah ee khadka dhexe uga ciyaara Arsenal ee Mesut Ozil ayaa u istaagay difaaca Muslimiinta lagu dhibaataynayo waddanka China, kuwaas oo ciqaab adag...
Muqdisho iyo Dooxa oo la mataaneenayo iyo Heshiis laga gaaray (Daawo Sawirada)
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (filish) ayaa maanta Magaalada Dooxa ee Dalka Qadar hishiis kula saxiixday Dhigiisa Magaalada Dooxa Md: Jamal...
2 Wajir bus attack suspects detained 30 days Daily Nation
Two suspects in the Wajir terror attack that left 11 travellers dead will remain in police custody for 30 days for police to complete the...