Madaxwayne Waare oo khudbadii ugu xiisaha badneyd ka jeediyey Shirka Dhuusamareeb
Madaxweynaha HirShabeelle Mohammed Abdi Waare ayaa caawa Khudbadii ugu xiisaha badneyd ka jeediyey shirweynaha Wadatashiga Dowlada Federaalka iyo Dowladaha xubnaha ka ah oo caawa lagu...