Madaxweyne Deni oo Sharci daro ku tilmaamay hab-dhaqankii Baarlamaanka Soomaaliya !!
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa caawa Shir-guddoomiyey kulan deg deg ah oo uu la qaatay xubnaha Golaha Wasiirada ee ku sugan Gaalkacyo...