Author : admin
2405 Posts -
0 Comments
Murashax Xildhibaan Mohamed Yusuf oo cambaareeyey sida Farmaajo uu ugu tuntay awood qaybsigii dowladnimada.
Mohamed Yusuf Ahmed oo ah Murashaxa u taagan Xiubinta Xildhibaanimo ee aqalka hoose ee barlamaanka Soomaaliya ayaa si kulul u cambaareeyey sida madaxweynaha Soomaaliya Mudane...
Baacsiga Farmaajo ee Beesha Hawiye iyo Buugiisii Qalin Jebinta Xariir miyaa ka dhexeeya ?!!
Madaxweynaha jamhuuriyadda Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo), oo horay mudo koobad Ra’iisul Wasaare usoo noqday ayaa xilligii uu ka qalin jebinayay qaybta labaad ee waxbarashada...
Guddiga farsamada soo xulista Baarlamaanka labaad ee Hirshabeelle oo la Magacaabay (Magacyada)!
Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Maxamed Cabdi waare ayaa soo saaray Wareegto ku saabsan magaacabista Guddiga farsamada soo xulista Baarlamaanka labaad ee Dowlad Goboleedka Hirshabeelle, kuwaasoo ka...