Somalia’s prime minister, Hassan ali-Khaire, said his government had demanded the U.S. briefly suspend aid to much of Somalia’s armed forces in an effort to...
Weerar isugu jiray is qarxin iyo mid toos ah ayaa saakay lagu qaaday kaniisad kutaala magaalada Quetta ee dalka Pakistan, waxaana weerarkan ka dhashay khasaaro...
Soomaalidu waxay Tiraahdaa “Hasha Maankey Gadayee Ma Masaar bey liqdey “ Waxaa Murtidaaa loo soo qaataa marka aad wax kaa yaabiya aad aragto marka waxaan...
Xildhibaanka golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah, waxaa jirta qodob ka hadlaya Xasaanadda ama uu ku weyn karo xubinimadiisa, waa labo qodob oo kala duwan Qodobka 70aad...
Xeer-ilaaliyaha Qaranka Soomaaliya Dr Axmed Cali Daahir oo goordhaw shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa shaaca ka qaaday in ay jiraan Xildhibaano katirsan Baarlamaanka...
Wasaarada Difaaca dalka Mareykanka ayaa markii ugu horeesay qiratay in lacago malaayiin Dollar ah ku bixisay Barnaamij sir ah oo soo bilowday sanadkii 2007-dii soona...
War kusoo dhacay Warqabadka Shabakada Allbanaadir.com ayaa sheegaya in goordhaw gudaha xarunta Degmada Howl Wadaag lagu dhax dilay nin Ganacsade ah oo degmadaasi u doontay...