Mooshino Xil ka qaadis ah oo caawa laga gudbiyay Maadxweyne Waare iyo Sheekh Cusmaan!!
Wararka ka imaanaya magaalada Jowhar ee caasimada maamulka Hirshabelle ayaa sheegaya in caawa magaaladaasi laga dareemayo xiisad siyaasadeed oo u dhaxeysa Madaxweynaha Hirshabelle iyo Gudoomiyaha...