Author : admin
2404 Posts -
0 Comments
Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Soomaaliya oo daah-furay shirwaynaha 1aad ee Hay’adda Tayo-dhowrka (Sawiro)
Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Salah Jama ayaa maanta daah-furay shirwaynaha 1aad ee Hay’adda Tayo-dhowrka Soomaaliyeed oo masuul ka ah dajinta siyaasadaha,...
Safiirka Somalia ee Kambala oo kulan la qaatay Wasiiru dowlaha A/dibadda Uganda (Sawirro)
Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Uganda u fadhiya Danjire Cali Maxamed Maxamuud ( Cali Cagabaruur ) ayaa kulan kula qaatay magaalada Kampala ee dalka...
DEG DEG: Ra’iisul Wasaaraha Britain Liz Truss oo is-casishay, Lix todobaad ka dib
Ra’iisul wasaaraha Britain Liz Truss ayaa maanta sheegtay inay iska casileyso xilka ra’iisul wasaaraha Britain, ayada oo noqoneysa ra’iisul wasaarihii ugu muddada gaabnaa taariikhda Britain....
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya & wafdigiisa oo lagu soo dhoweeyey Addis Ababa (Sawiro)
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre iyo wafdigii uu hoggaaminayay ayaa galabta soo gaaray magaalada Addis Ababa ee caasimadda Ethiopia. Ra’iisul...
Maxaa looga hadlay shirkii Golaha Wasiirada Xukuumada Somalia? (Sawiro)
Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha Dalka, ahna Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Salah Jama ayaa guddoomiyey shirka Golaha Wasiiradda oo warbixinno la xiriira xaaladaha Amniga...
Duqa Muqdisho oo booqday qabriga Marxuum Eng. Yariisow (Daawo Sawirro)
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa booqday qabriga Allaha Unaxariisto Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Ahaana Duqii Muqdisho...
Shir loo hadlayay Tiirka caddaaladda & garsoorka madaxa bannaan oo ka dhacay Muqdisho (Sawiro)
Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Salah Jama, ayaa guddoomiyey kulanka guddi hoosaadka golaha Wasiiradda ee tiirka caddaaladda iyo garsoorka madaxa bannaan oo...