Xaflad ay soo qabanqaabisay Jaaliyadda Somaaliyeed ee UK laguna soo dhoweynayey Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho C/raxmaan Cusmaan (Yariisow) ayaa xalay lagu qabtay magaalada...
Wasiirka arrimaha dibedda iyo Iskaashiga caalamiga ee Somalia, Axmed Ciise Cawad ayaa sheegay dowlada Somalia oggolaatay dadaalkii ay Dowladda Sacuudiga ku doonaysay in lagu xaliyo...
Wasiirka Waxbarashada, Hiddaha iyo tacliinta sare ee Xukuumadda federaalka Soomaaliya, C/raxmaan Daahir Cusmaan ayaa ka daba tegay hadal kasoo yeeray oo ku saabsanaa inaysan wasaaradiisu...
Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool dalka UK ayaa si weyn ugu soo dhaweeyay dalkaas Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow)...