In ka badan 20 Shaqo oo ka banaan Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib-u-dhiska Dowladda Soomaaliya (Fadlan ka Faa’iideyso)
Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guriyeynta Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ugu bishaaraynaysa Shacabka Soomaaliyeed in ay u hayso Fursada Shaqo taasoo taasoo ka banana wasaradda...