Maxkamad Lacag magdhaw ah ku xukuntay shirkad wareysi-shaqo ka ceyriyay gabar diidday in ay salaanto ninkii wareysiga ka qaadayay!!
Wakaaladda wararka Turkiga ee Anaadool ayaa warbixin ka qortay gabar Muslimad ah oo uu wareysi-shaqo ka ceyriyay ninkii ka qaadayay wareysiga oo ay ka diidday...