Golaha Badbaadada Hirshabeelle oo dhaliil xoogan u soo jeediyay Hogaanka Hirshabeelle!! (Halkaan ka Aqriso Warsaxaafadeedka lasoo saaray)
Shir ay isugu yimaadeen Golaha Badbaadada Hirshabeelle (GBH) ayaa  si gaar ah looga hadlay xaaladda Siyaasadeed, Amni, iyo horumar ee Hirshabeelle. Falanqeyn dheer kadib...