Xog ku aadan Sadexda Masuul ee Hogaamin doona Galmudug iyo Madaxda dowlada oo ka shiray (Magacyada)
Waxaa dhawaan la filayaa in magaalada Dhuusomareeb ee caasimada maamulka Galmudug looga dhawaaqo Xildhibaanada kamid noqonaya Baarlamaanka labaad ee Galmudug kuwaa oo iyana dooran doona...