Musharax Tuuryare oo gaaray Dhuusomareeb si wayna loogu soo dhaweeyay(Sawiro)!!
Cabdiraxmaan Maxamed Tuuryare oo ka mid ah musharaxiinta u taagan xilka madaxweynanimo ee maamulka Galmudug ayaa maanta gaaray magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda maamulkaas. Tuuryare iyo...