Warar Sheegaya in la dilay Bashiir Qoorgaab iyo Dowlada oo War kasoo saareysa dilkiisa
Warar lagu kalsoonaan karo oon helnay ayaa sheegaya in duqeyn diyaaradaha dagaalka Mareykanka 22-kii bishii Febraayo ka fuliyeen degmada Saakow lagu dilay Bashiir Maxamed Dudubley...